#farxiyotawakal MARKAAN OGADAY SHAQADODA WAN ARGAGAXAY BALSE HOOYADEY....?!Q.3AAD
FARXIYO TAWAKAL
Subscribe
43,808 views
โช@farxiyotawakalfamily2926โฌ
Show more
20 Comments
@bella_luula7516
7 months ago
Hoyadaa Allaha Soo hanuunsho abyo rerkaga dhaqo waa ku saxneed go,aankaga ilmahaga Iyo xaajigaga Allaha kuu barakeeyo
33
@SihamCumar
7 months ago
Abayo wa ku saxanthy e ilhey qalbigeda ha kusojeediyo ๐คฒ
28
@MaxamuudCabdi-u9d
7 months ago
ูุง ุญูู ููุง ููุฉ ุงูุง ุจุงููู ๐ขala hooyo nuuce eh waye taas ya Allah carurta ino xafid ๐ข
28
@XamdiSalaad-o6q
7 months ago
oo gabadha miskiinta ma lacag ba loo habaraa miska ayadaba af libaax ka soo labataye ๐ข๐ข
20
@sacdiyaomar4726
7 months ago
Ala xanuun badanaa๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ
28
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv
7 months ago
Hooyada waaba hiyi raac aakhiro ka cabsan mayso miya ๐
32
@MuntazAbdiwali-m3u
7 months ago
Hoyoyinka qaar waa shaar bismillah ๐๐ญ
7
@deeqaAli-n4t
7 months ago
Walid maxumado wa dhaqan somali walid xun wow jiraa qalbiga ka goso si wel welka kaga yarado sadaqo u bixi sadaqado dadka wey daweysahe
14
@zahranur7111
7 months ago
Waad duceysantahay, qalbiga ALLAHA kuu qaboojiyo. ALLAAHUMMA AAMEEN.
16
@shamsoali4540
7 months ago
Astiiqfarta iyo laaxawla wallaaquwata illaabillaah iyo Saliga nabiiga Scw aad iyo aad ubadso โคโคโค
7
@IlhaanSh-l2r
7 months ago
Warka wadaadada goyay haba isku murjin llacag xafdlad lagu aado hadiyad qaali lagu geeyo tabartaada mahane
18
@XafsoSaciid-g4r
7 months ago
Waba hoyo jini lacag ku dhacdy ๐ฎ
18
@XamdiMaxamed-j1f
7 months ago
Mamadaas balwad bey ledahy alha soo hanuuniyo
16
@NimcoJimcaale-j9u
7 months ago
San kuu sugay sida bil dhaltay cml farxiyoow๐
22
@fariidfaadumo8699
1 month ago
Reerkaga Alle haku daayo kuu barakeeyo.
Hooyada alle ha so hadeeyo
@najmoMacalin-d6n
7 months ago (edited)
Asxaapey xaajigeyga ayaa baxay iigu sooduceeya๐คฒ inoo illah nabad geeyo iyo sidoo rabo inee wax unoqdaan 40qof ducadooda waala aqbalaa igu sooduceeya โค
35
5 replies
@Asli.moalimyareUmucadnan
7 months ago
Hooyo maahan taas ciyaal wey iska dhalaan waalidiinta qaar bisinka allow oowlaada noo xafid yaa rabi
6
@yurubjiiqale1936
7 months ago
Mamadas alle imanka haku sugo habar kedana duco ha kaga dhigo gacalo
9
@nooriyahassan5506
7 months ago
Subxana Allah hoyada maxaa kaqaldan yarabi
15
@Xuubidunyachannel
7 months ago
Taas. Hooyo. Mahan wa Hooyo. Aqli hesan o imaanka. Beshay. Dufkubax. Hoyoyenka laku kal haray qofkii Hooyo fican iman hesato qabo. Wa janada dunida hesataa
12
Details
Related Videos
Comments
#farxiyotawakal MARKAAN OGADAY SHAQADODA WAN ARGAGAXAY BALSE HOOYADEY....?!Q.3AAD
FARXIYO TAWAKAL
Subscribe
43,808 views
โช@farxiyotawakalfamily2926โฌ
Show more