Xogta Wiilkii FBI-da Tashkiilisay Ayagoo Ku Eedeeyay Dhib uu Mall of America La Damacsanaa!
Sheikh Abdi Hersy
Subscribe
25,791 views
No description available
Show more
20 Comments
@Sabdi-v1d
19 hours ago
Sheekh Cabdi Xirsi, ilaahey ha kaa abaal mariyo sida aad ugu qareento ummadda somaaliyeed dal iyo dibadba, ay dowlad la’aantu ku dhacday
Jisadaada janatul firdowsa allaha ka dhigo, sheekhoow arrintaas davagal, raggeedii baa tahaye, ciddii aad isleedahay wey ku garab istaagi karaanna la kaasho❤
10
1 reply
@abdisharif8315
22 hours ago
Hambalyo MP Sagal Abdi-weli oo ku guulaysatay kursigii xisbiga shaqaalaha ee dalka ingiriiska, waa warbixin sheekh.
7
@fathumaegal6664
20 hours ago
Asc shiikh cabdi allaha ku barakeyo shiikh arinta wiilka iyo.soomaalida guud ahaan nina haku haleyn hadal iyo talo kheyr allaha ku siiyo
7
@bashiiraxmadbare1248
18 hours ago
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Sheekh cabdi khayrwade ducadaada allaha noo aqbalo amiin amiin
5
@faadumocali5574
14 hours ago
Jasakalah kheer
Allah ha ku xifdiyo sheikh cabdi xersiy ❤🇸🇴
1
@abdisharif8315
22 hours ago
Wiilkaas waa in lawyer wanaagsan loo qabtaa waayo kiiskan waa la gashay ee fikirkiisa maaheyn
8
@batulasmail8261
17 hours ago
Sheikh Illaahay ha idiin fududeeyo Masaajidka.
2
@Ubaxnimco
8 hours ago
thanks sheikh
@Nasrohaji-s3y
21 hours ago
Iyagaa baxarka galiyey hadana dacweeyey waaba yaab
13
1 reply
@LayloHasan-y6l
17 hours ago
Alle ha ugargaaro in alla intii Dulmi lagu sameeyay
Waarimasyo in sha allaah dulmigu
3
@batulasmail8261
17 hours ago
Wiilka markaan arkey Sawirkiisa
Wuxuu u ekyahay inuu Xanuunsanyahay
Allaha u kargaaro.
4
@CaliCabdi-e6l
14 hours ago (edited)
Guul INSHAALAH
1
@Nasrohaji-s3y
21 hours ago
, صل الله عليه وسلم
6
@MaryanHASHI-y1e
20 hours ago
Asc waadmahadsantahay sheekhanaa
3
@fowzia-hy6fc
11 hours ago
Aamiin ducada
@faadumocali5574
14 hours ago
Allahum Aamiin yaa rabi
1
@CiiseQalaawi
14 hours ago
Asc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
2
@Nasrohaji-s3y
21 hours ago
Dhaqaadiir in lamaqlaa fiican
4
@AminaAhmed-q7q
19 hours ago
Aamiin yaa rabbi ❤❤❤
2
@amalidiris9641
17 hours ago (edited)
Danbiga FBI ba wilka yar usamaysay waxa danbiya inay wilka 16 jir xirir lasmeyen o taskiliyen hada markay shabag ku ridena waxay kuleyihin argagixoso ayu aha
3
Details
Related Videos
Comments
Xogta Wiilkii FBI-da Tashkiilisay Ayagoo Ku Eedeeyay Dhib uu Mall of America La Damacsanaa!
Sheikh Abdi Hersy
Subscribe
25,791 views
No description available
Show more
Jisadaada janatul firdowsa allaha ka dhigo, sheekhoow arrintaas davagal, raggeedii baa tahaye, ciddii aad isleedahay wey ku garab istaagi karaanna la kaasho❤