Innaa lillaahi wa innaa ilayhi rraajicuun. Allaha u naxariisto, u dambi dhaafo, qabriga u nuuriyo oo jannatul firdowsal aclaa ugu bishaareeyo. Ilmaha yarkaana saqiir aakhiro Allaha uga dhigo.
Ninka cungiisa ku dayacay hooyo ayadaba il.o ah waxna haysan iyo qaddarka Rabbi ka sokow, aniga waxaa u arkaa inay Ayeeyada ama gabadha hooyadeed qalad wayn gashay waayo ilmaha yaree ayeeyada u tahay waxay haysay 5 sano waxbo kama dhibteen inay hal sanoo kale u sabarto uu da'da schoolka ku gaarayo.
Saaxiib xuna way la talisay oo albaabka fifnada iyo sharta u furtay. Walciyaadu billaah. Ayadana Rabbigeed lamaysan tashan.
Mararka qaar waa run in la dhaho qurux aan caqli la socon waa qurux khasaartay. Walciyaadu billaah