Ex Mayer Caddami Alle ha ku xafiddo fidaareynka thanks Dadkeena hadaba dhacdooyinkaasi la soo mariyey Qaar kaa waaweyn baa u Asoolaya kuwii cadowga ahaa Xataa Xasuuqii Tacadigii Dhacii Takoorkii dadkooda loo geystay shillimo siistay thanks
Ex Mayer Ex gud H Shaqaalaha Waxqabadkaa Jaamacada shaqaalaha Waxtar weyn baa laga helay Alle ha kaa Abaaliyo waa Xasanaad kuu socda sec minute saacad walba ilaa maanta thanks