Saldhiga kamuu bilaabin mala wuu iloobay maxamed eh madaarka aya cigaal ku duulay wuu ka saaray xaaji cabdi iyo reerkas oo dhan raalibay ka ahayen in lagu duulo ,marka inamdii wixii halka ku dhintay mooye intii kale toon ayay tegeen hubkiina inbay la tegeen halkaa markay marayso aya layidhi mar haday madaarkii laga saaray inta kale odayaasha aya soo dhamayn doona ,waan xasuusta maalin isniin ah oo shirkii golaha wasiirada la geli jiray ayaa 10 kii subaxnimo m cigaal wasiiradii u sheegay in uu xalay 3:00 habeenimo uu amar bixiyay in ciidanku ku duulo toon oo ka daba tago inamadii, wasiiradi aya yidhi madaxwayne inta odayaasha ku filaa ee maxaad ciidanka u dirtay ??? Isla maalinta 1;00 duhurnimo ayay xaga haleeya ka soo wareegen saldhiga wayn ee hargeysa ka bilaabeen xabada iyaga oo qorwayn ku soo ridaya madaxtooyada qorigii daara xashiish oo madaxtoyada ku dhegan ayu ku dhacayay saqafka sarena burburiyay , intaa aya waraysiga ka maqan. Kuraase aad an ku salaamaya weriye qaaliya.