Waraysi Prof: Cabdirisaaq Aadan Xassan (Durqun)
Madasha Howraarsan
Subscribe
9,590 views
No description available
Show more
13 Comments
@lailahussein4261
19 hours ago
Abdirizak waa qof aad Iyo aad aqoontiiso ka mooqaato . Allah noo Xafidu ameen.
@Wadadatosan
25 minutes ago
Maansha Allah
@Yasmin-o3g4y
1 day ago
Wareysi qiimo badan weeye.
❤❤❤❤❤❤❤
@Mohamedahassana
20 hours ago
ABDIHAADI
Waraysiga hanaga xumayn walaal
1. Su,aal weydiinta xanaaqa ka muuqdo jooji martiga ayey gaagixinaysa
2. Mawduuca soo baar suaalaha ka dhalan kara Soo diyaarso.
3. Habka Waraysigu ku socdo la soco oo ha keenin su,aal ka saarta Mawduuca
Mahadsanidin guulaysta
1
@hamdibulhan8009
1 day ago
Mashaa allaaah
@Saidfarah-i1y
8 hours ago
Guul weyn baad ku socotaan
@mohamedabdi3118
1 day ago
Koshin waa raysi Aad u wanagsan
@ilyaazzola.8189
1 day ago (edited)
Abdirizak wa nin deggan oo aqoonna ka muuqato wayo aragnimo badan laga dhaxli karo allah ku sharfo
2
@OmarmedHoussein
1 day ago
Hambalyo
@OMAR_MSF
1 day ago
Markii u horeysay oo aan arko qof si aqoon iyo waaya aragnimo leh wax u falanqeynya
1
@soleymanabdalla2059
1 day ago
Asc
Waa barnaamidkaa waa wax fiican
Su aashiid aad weediise barasoorka
Waxaa Keene itooboya dalka
Waxaa Qirteyay ceesle ooyiri aniga Geedi
@hamdibulhan8009
4 hours ago
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk War reer balanbal wax walba ha qabsadaan amniga kaliyey u baahan yihiin dadku in wax loogala qabto
@ibrahimshiine4573
1 day ago
Kuwaan camal kale mawayeen meshaan
Geed fadhi aya xoraystaye ..
Ninkaan ay keeneen xitaa war mayaqaano😁😊
2 replies
Details
Related Videos
Comments
Waraysi Prof: Cabdirisaaq Aadan Xassan (Durqun)
Madasha Howraarsan
Subscribe
9,590 views
No description available
Show more