#farxiyotawakalfamily WACDARIHII AROOSKEYGA IYO QOOB KA CAYAARKII SABABAY FURIINKAYGA?! Q.3AAD
FARXIYO TAWAKAL FAMILY
Subscribe
9,468 views
@FarxiyoTawakal
Show more
20 Comments
@MunaSalax-v2g
9 hours ago
Naag nool waye hadeyba cadeemo ka keentay oo cunugediina la baxsaty 👑
23
@asliosman1931
8 hours ago
Wa rer naarta isku balansaday bisinka wax kasta ayeyda igu daran 😳
13
@zahranur7111
8 hours ago
Waa wareey 😢😮😢😮😢😮inuu gogoshiisa ka hadlo waa dullinimo meeshi ugu hooseysay!!!!!!😢😮😢😮😢😮😢😮
8
@FartunMohamed-j1i
9 hours ago
Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah allow kuwaan oo kale wax hanoogu darin aamiin
16
@zahranur7111
8 hours ago
Munaafanimo weyn waaye, iney dhahaan waa gafnay ee raalli noqo 😢😮😢😮😢😮😢😮😢😮
6
@sucdisayid9150
9 hours ago
صلوا على الحبيب محمد صل الله عليه وسلم ❤❤❤
9
@Riyal-i8o7o
8 hours ago
Wa labo duq o walwalan waye uff😮😂😂
7
@HothanAhmett-q4t
9 hours ago
Habaryareey sheekada khaalid waaba cabsi cabsi😢😢
10
1 reply
@ismahaanismahaan5403
7 hours ago
Habra eeey ah wAaaaye
5
@SabiriinDeeq-b1y
7 hours ago
Farxiyo snapchat ka codadka habraha noso gali aan dhagaysane😂😂
5
@zahranur7111
7 hours ago
Waa meel lagu ba'ay SUBHAANA'ALLAAH waxaan oo kale waligey ma maqal 😢😮😢😮😢😮😢😮😢😮
4
@SabiriinDeeq-b1y
7 hours ago
2 daa duqooshin ilaahay cadaabta haku fogeeyo wa kuwii buurta qumaya laga tuurka ah laga tuuri jiray masiibooyin waba reero dumiski la sheegi jiray na habraha so jafa
5
@NasteexoFoolxumo
9 hours ago
Habarah nocas ah Hani quruxded ka maseera San yihina 😂🙆🏽♂️
21
@zahranur7111
8 hours ago
Islaamahaan sidey u caytamayaan waa saqaannimo meeshi ugu hooseysay ceeb weynaa ILAAHAYOW meeshaas ha u joojin!!!!!!!!!!!!!😢😮😢😮😢😮😢😮😢😮
3
@isramaxamed4963
10 hours ago
Walee rerkas way ka arsanayan🎉in aysas kugu dhafayn farax fanto isagaa lacag kabaxday🎉waxba yusan warerin🎉jimce wanagsan dhamantiiin team farxiya 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
17
@SifiyamaxamedxasanLadanmacalin
9 hours ago
Tema.farxiyo.tawakal.isoduceya.ubada.bariya🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
7
@hudaali2574
6 hours ago
Waa duqyaal sariirta wiilkoda iney waardiyo ka ahaadan rabaan duqyaasha niman haloo keno ama hala soo baro waxey dadka ku ceynayaan ayaka soo ahaa 😂😂
3
@Alathegambler
1 hour ago
Gawada qalad mawa lasari haye mahaa subhanallah ayadha bilawdhe sharta
1
@asyoo-i6q
9 hours ago
Habo farxiyo oo sodoh ii noqoty sheeko aaba ka dhergilahaa kaalay iska arag😂
7
@amalcabdiqadir338
9 hours ago
😂😂iyaa farxiyo weligay ma arag sheeko soo gudbinaysay oo saan meeg ugu qadatay waba xanaaqdee
5
Details
Related Videos
Comments
#farxiyotawakalfamily WACDARIHII AROOSKEYGA IYO QOOB KA CAYAARKII SABABAY FURIINKAYGA?! Q.3AAD
FARXIYO TAWAKAL FAMILY
Subscribe
9,468 views
@FarxiyoTawakal
Show more