Maasha Allaah Allaha noo dambi dhaafo qaluubteenana wax aan Alle raali ka aheyn ma galiyo,ducadaadana Allaha noo wada aqbalo,Adiga iyo Familigaadana qeyr aan la soo koobi karin Allaha idin siiyo,sida aad qeyrka noogu soo gudbisid Allaha idiin dhowro Insha Allaah❤❤❤❤❤❤❤