LUUQ GANANE 🇸🇴 JASIIRADDA CAGAARAN EE SOMALIA || THE GREEN ISLAND OF SOMALIA

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

456,015 views

Safarkan waxaan ku booqday magaalada Luuq Ganane ee Gobolka Gedo, Soomaaliya.
Luuq waa magaalo taariikhi ah oo caan ku ah in Webiga Jubba uu hareereeyo.

Intii aan safarka ku guda jiray, waxaan booqday Qalcadda qadiimiga ah ee Luuq, oo ka mid ah goobaha taariikhiga ah ee magaalada. Sidoo kale, waxaan tagay beeraha liin dhanaanta laga duufiyo.

==========================================

Follow me:

Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan

Facebook: Facebook: geedisahan

Instagram: https: Instagram: geedisahan

==============================================