Q 1-aad. Dhulkii dahabka. Siyaabaha kala duwan ee dahabka loola soo baxo.
Hereri Media
Subscribe
102,633 views
No description available
Show more
20 Comments
@ridwaanxasan7207
6 months ago
ninkan yare xamse waa fariid mar walba alxamdulilah ayuu ku celcelinayaa
49
@mustafahmed2058
6 months ago
Hamse allah adeer ku barakeyo nin somaliyed oo islamnimadi ku dhegan bad thay
28
@OPENBUILDINGMATERIAL
6 months ago
wan ku salaamay hereri media. please camera qualityga iska hagaaji , thanks
12
@mohamedshaarub
5 months ago
xamse yare waa nin imaanku qanjaha joogo masha allah
3
@SidIsmail-fp8xw
6 months ago
Asc, we really need to do something about the plastic waste in these regions brother ❤
3
@ikramabshirdhore6844
5 months ago
Xamse waa fariid yar masha alaah ❤❤
1
@AidarousIbrahim-s9o3n
6 months ago (edited)
Nidam dawladeed iyo sharci ayay u bahan tahay runtii, si khayradkan si wanagsan looga faidaysto
29
1 reply
@Ali-xw9il
6 months ago
Masha allaah sanaag soomaalilnd ✅💯
3
@abdihassan8244
6 months ago
Manshallaah tabarakallaah allaxamdullilaah rabil calamiina
2
@user-sahra.123
6 months ago
Masha Allah allow no barakee dadka iyo dalkba amiin
2
@iidsmart
6 months ago
Masnsha allah ilaahaw noo siyaadi
4
@highflyer215
6 months ago
Africa Ayan dahab kashaqeynaa oo lagu dhibanyahay dhulkayagii ayuuna Ka buuxaa
5
@batulasmail8261
6 months ago
(Gloves) ama Gacmo gashi adag ayey u baahanyihiin
6
@fahmo82
6 months ago (edited)
Waa shaqo silic ah lakiin Dadku waa dad imaan qaba. Dawladu nimcadan dalkeena fadhida shirakado soo saara ha maal galiso.
5
@guledxarrago419
6 months ago
Cabdi salaan hereri aad iyo aad baad u mahadsan tahay qaybta 2 aadna noogu soo dhakhso insha alaah
1
@rahmomahamud1642
6 months ago
Ma sha Allah dhulkena Nimco Allah ino ga dhigo
1
@cabdimalikshafi3636
6 months ago
xamse waa wiil qalbi wanaagsan
2
@IlaysDuco
6 months ago
Cabdisalaan hereri good reporter
1
@shafz17
6 months ago
Waa Barnaamij aad u xiiso badan una wanaagsan. Cabdislaan soo jeedin muhiima, Muuqaalka tayadiisu way hoosaysaa 1080p HD weeye.Way qurux badnaan lahyd haddii aad muuqaalada 4K ama 8K aad ku duubi lahaydeen. Mahadsanid.Mahadsanid
10
@Cabdirisaaqsaleebaan-l5r
6 months ago
Cabdisalaan herari wariye wayn waanku salaamay
Salaan kadib waxan jeclaan lahaa inad barnaamijyada noocan ah ee inaga horumarsan aad sooduubto
2
Details
Related Videos
Comments
Q 1-aad. Dhulkii dahabka. Siyaabaha kala duwan ee dahabka loola soo baxo.
Hereri Media
Subscribe
102,633 views
No description available
Show more