Dhibaatada Gumaysiga Ka Jira Djibouti Oo Aare Saleeban Barbar Dhigay Xoriyada Somaliland.

Hargeisa Tv

Hargeisa Tv

3,317 views

Siyaasiga Aare Saleebaan Cawleed Oo Kamida Muwaadiniinta Kasoo Jeeda Dalka Jabuuti ee Ka Fikir Duwan Hogaanka Dalkaaasi Si adagna u Dhaliila Ayaa barbar dhigay Somaliland Dhibaatada Gumaystuhu Ku leeyahay Shacabka Dalkaasi Jabuuti.
Ku Xidhnow Hargeisa Tv, Isha Wararka iyo Warbixinaha Soomaalida