Qiisoyinkan dad badan bay ku dhecen lakin ninkasi waa ka degdegay waxay ahayde inuu quran badan ku akhriyo kedib si toos ah ula hadlo wuna sheego ujeedka uu u socoda wax suura gala inay u jawaban rooxan. Wayo waxan arkay anigu nin tasi ku dhacaday qurun ku akhriyey Lana hadalay oo yidhi turuf baa iigu keliftay hadii dahab halkan yaalo isiiya oo si toosa habeenkii marku seexday maalada dusheeda loo dhigay koob wayne oo dahab . Kedibna koobkii buu qatay dibna waa u awday xabashii sidide buu ka dhigay koob kiina waxa laga siistay 90kun oo dollar