29 August 26 ayaan bilabaya inshall anigu alxm istiqfarta ayaan nimcooyin badan kuhelay saliga nabiga scw 1000 waa balan insha all inaan ku daro alle haynagu amaan sado meel kasta from qurbe
Macalin zahuur mahadsanid โคniyadeyda aye ku jirday 3 bil joogto salika nabiga Ibrahim scw 500 boqol sameyo wa igu adag yahy shaqo doon wn ahy 3 sano allah I fududeyo dhamateen mhdsnid in badan Macalin โคโค
Maanta oo taarikhda maraysa 3 August 2026 Maalin isniin wxaan bilabayaa saliga Ibraahimyadaโคanoo ku salin doono kun Mar maalintii insha Allah 100 maaalin kdib baan dib ugu soo laaban doona qoraalkayga insha Allahโค