Waddada Lagu Nimcaysto | Istiqfaar ee loo maaro
Zuhur Gulied Qisas Aldikir
Subscribe
116,633 views
No description available
Show more
20 Comments
@qamar1586
3 weeks ago
you can divide the 30,000 istighfār around the five prayers and Salat al-Duha like this:
* 🌅 After Fajr: 5,000
* ☀️ After Salat al-Duha: 5,000
* 🕌 After Dhuhr: 5,000
* 🌤️ After Asr: 5,000
* 🌇 After Maghrib: 5,000
* 🌙 After Isha: 5,000
Total = 30,000 Astaghfirullāh a day.
5
@XamdaXad3344
2 months ago
Nasiib baan leyahay madaam oo aan video gan daawaday❤🎉
21
@Asliwayrax
3 months ago
Wllhi run weeye aniga madax xanuun saa id ah baa isu arkay astaqfaarta Marka bilabay waan yaabay xanuunkii aan arkay markaan aad usii waday waa ficnaday alxmdulullaah
10
@XamdaHoodo-f7f
2 months ago
Macalin hadii an ku ducaysto ilaahayoo wadan aa jecly oo gaalo ku nooshy igee waxan nadir ku galy ayagoo kale inaanan noqon oo dadka galada ah diinta soo galiyo caadi miyaa 😊❤
5
@SalmaNuura-n5r
3 months ago
Ya rabi boqoradan yar awlaad wacan sii OO barakeysan sideeda
Familkayga OO nolosha ka taagantahay gur iyo shaqaba allaw u furfur
Gabar kasta hormar iyo farxad qurux badan siii wanagsanaw❤❤
158
24 replies
@SabnaaAbdulle
7 days ago
Mashallah ❤❤❤
1
@SundusCartan123-bj7gv
3 months ago
Zuhuur janooy anagoo dhan hdaan isku tagno oon idhahno zuhur u baal ugada wlhi ma awooodno rabi subxnallh wtacal awood oo dhan iska leh yaa kuu abaal gudi ilahy dartii baad noloshada iyo wkhtigaaga noo hurtay😢🫂
8
@safiabdilahi
3 months ago
Igula saliya saliga nabigeena Muhammed salallaahu caleyhi wasalam ❤
15
1 reply
@qormasleylay1273
3 months ago
Kalmada aha dunidan waa duni ciqab waa kalmad saxiixa waa run waa darul imtixam Allah Swt hanugu wada guuleyo Dhamanteen kuwii sida ugu sax sana allah swt ucabuda haynaga dhigo
7
@KhadraCali-t3n
3 months ago
استغفر الله العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
6
@xaliimogeedi3204
2 weeks ago
Salallaahu caleyhi wasalam ❤️
1
@AaminaCabdi-lc1ly
3 months ago
Suhuur ❤
Alle ha ku barakeeyo Qalpi ❤🎉 Aaamiin runtii aad ban kujeclahay ❤Alle dartii
Runtii wxbadan wn kaafaaiday ❤
7
@faysafilsan2533
3 months ago
aduunkaygi dajiya abaalka alle jano haka dhigo macalin awlaad baariyaal ahna alle haku siiyo ❤❤❤❤❤
6
@SacdiyoMaxamed-x6d
1 month ago
Waaridkey oo nool ma dhihi karaa allahu maqfirli wali walidaya iso jawba bl xbbtiyal ❤
2
1 reply
@munamuxumed7596
2 weeks ago
Jasakallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
1
@MounaAbdi-n3j
3 months ago
أستغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم وأتوب اليه ❤❤❤
26
@warsanMahamed-y3l
3 months ago
Walaahi waa ayaadan markaan uurka leeyahay een isidhaa malaha dhasha dhibaad kala kulmi ayaan istiqfaarsadaa oon idhaa وماكان الله معذبهم وهم يستغفرون ilaahay dhib kumatusayee istiqfaartaada badso alx only 1 saac igu maqaadato fooshu 😢😢😢😢😢
الحمدالله حمدا كثيرا طيبا مباركا فيه❤❤❤❤
15
1 reply
@abdallaalpha4945
3 months ago
Xalku waa Istiqfaarto la laasimo iyo Al baqra❤
18
@deqamohamoud8916
2 months ago
Markan bilabay istiqfarta ayay dadkasi iga hadhen allx alle ayaa mahadle
2
@deqamohamoud8916
2 months ago
Masha allah alle ha barakeyo suhur xawqalada ayaan ka bartay allow barake
2
Details
Related Videos
Comments
Waddada Lagu Nimcaysto | Istiqfaar ee loo maaro
Zuhur Gulied Qisas Aldikir
Subscribe
116,633 views
No description available
Show more
* 🌅 After Fajr: 5,000
* ☀️ After Salat al-Duha: 5,000
* 🕌 After Dhuhr: 5,000
* 🌤️ After Asr: 5,000
* 🌇 After Maghrib: 5,000
* 🌙 After Isha: 5,000
Total = 30,000 Astaghfirullāh a day.