jazakalaahn kheer sh aniga waxaa ila yaab eh qofki rabto in eydiinta islaamka cayso maxey naagaha ugu so dhuntaan aniga waxaan aminsanahay in nagaha ey ixtraamtay diinta islaamka midakale gabadha muslimadaa maxey uga bahantahay nin gaala waa waxba waxeyba helee nin alaah subxana watalacalaa adecaya ayadane ka heleyso wanaag odhan marka yanan nagaha lagu mar marsimonin markasta waxey dhadhaan xaqodaa la duufsaday alaah ma dufsan aniga waxaan amin sanahay nagaha in ey unoolyahiin diinta islaamka waa tii laduugi jiray marka waxa ka qaldan ninkaan qoray bugaan jazakalaah kheer sheekh umul alaah ku xifdiyo