waxaan ka codsanaa walaaha SALAFMEDIA in ay si isku eg ay u so galiyaan qaybaha muxaadarooyinkaan tusaale qaybta 1.2.3.,,,,,,,,,,, si aan hadba qayb u dhagaysanio dadka aan joogin muxaadarooyinka shiiqa sidaa aad mar walba aad noola socodsiisaan waan idin kaga mahadcelinaynaa muxaadaroooyinkaan ilaahn ha idinkugu darao misaankiina xasanaadka marka si aan uga faaidaysano magca aad u bixinaysan isku qaab ka dhiga si ay u fududaato habka looga baranaayo youtubka
Taxanaha Buugan Sheekhaa ka sameeyay waan ku faa'iday Duulaanka diintana waan ku bartay iyo cadaawada loo hayo diinteena islaamka Allaah difaaceeda kuwii u istaaga hanaga yeelee.