#farxiyotawakal ANIGOO #AYEEYO HAYA AYEY IGA BEEN ABUURTEEN BALSE MAXAA DHACAY....?! Q.1AAD
FARXIYO TAWAKAL
Subscribe
39,999 views
@farxiyotawakalfamily2926
Show more
20 Comments
@rasmiruunrasmi197
1 year ago
Hadey hoyoo mcn kunosha ilahey kumahadi😢😢😢😢
38
@rasmiruunrasmi197
1 year ago
❤❤❤❤❤😢😢😢 magacan magacyada ilamid magan boqoradi idashee ayey sami latahay gawadan 😢😢😢😢 shekadan wan kuqirodee
12
@janoaideed
1 year ago
Edada gabadhaheda way xumanayan bay ilatay gabdhaha cawrada hada ku mashqusho kuwaga u maqan 😢
6
@ifrahdirie3273
1 year ago
Asl. Ayeeyada waxa lugaha looga jarey waa xaqdarada asli. Xaqdarada ma fiicno iyo in haldhag wax lagu maqlo. Jahilnimada iyo xiqdiga xasidnimada waa wax xun. Tuubah yaa ilaahi. Ilaahoow in qof sidaas aan u galo adigaan kaa magangalayaa.
9
@deeqaAli-bx4yb
1 year ago
Allahayow dadka naso muteyta dhibkena ka ilaali😢
4
@zahranur7111
1 year ago
Zinada oo lagu been abuurto Ciqaabta ay leedahay haddey ugaan lahaayeen maba sameeyeen.
5
@SabiriinCabdiwaxid
1 year ago
Manta shekadu wa magaaladaydi qardho
7
@SabarinAbdulKadir
1 year ago
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
6
@HothoEsse-cg9pb
1 year ago
Walahi waa ooyay ilin hadal ax mayidhaahdo
5
@nafisajama4405
1 year ago
Kuwaas ciyaalka ay dhalaan ay ka ag helaan xumaan o dhan.
Gabadhan yar ilaahay mustaqbal fiican hasiiyo
2
@wanaagsaninaaxmed
1 year ago
Qofki 5aad ba ahay 😂❤
5
@JawahirMaxamuud-n9y
1 year ago
Eedo sas ah ani xita wan kabnah lkn ilahey ima museysaa lxm 😭🔥
1
@AsliMcln
1 year ago
Ugu dambeyn samidey ayaa qisadeda lakeenay😂😂😂
2
@RamlaUpdydiirie-ti7eb
1 year ago
Hi guys 😂saka malyga zoo hormary😢❤
5
@Awoqali-c1y
1 year ago
Hooyo wax kudhama maleh waleh alx dadka qar waaba bila damiir subxanalah
1
@zahranur7111
1 year ago
ILAAHAYOW xaqqa u hiilli.
2
@ruweydocraxman6092
1 year ago
Saa usugaayay lama maleyn karo allow nookadaa habo mcn hooshii aduun kaa itaal sakay
11
1 reply
@aasiyoabdiisse9646
1 year ago
Horta waxaa xaqiiq ah qofki qof dulmiyo aaqir weey ka soo baxee intaa wax dulmin leheeden ha lagu dulimyo .ani waxaan ahay rajo la soo dulmiye hadne ilaahey ugargaar alxmdulih kuwi idulmiye meel aan habeen mare maalin ma marikaraan❤
13
1 reply
@SuhemaCnuur
1 year ago
La aanta abaar waa wlhi hbo 😭💘🫶🏾
2
@Xaraye047
3 months ago
Scw
Details
Related Videos
Comments
#farxiyotawakal ANIGOO #AYEEYO HAYA AYEY IGA BEEN ABUURTEEN BALSE MAXAA DHACAY....?! Q.1AAD
FARXIYO TAWAKAL
Subscribe
39,999 views
@farxiyotawakalfamily2926
Show more