Qurux soomaali ma daawado markay isoo raadsadaan xataa na waan riixaa waayo maahan dad aqlaaq iyo caqli midkood na leh. Caawaa waxaa igasoo hor baxay qolo kuhaysato kuna beeninayso saasaan magacaaga u eegay aragaagana ku farxay❤ Sis wax walboo kugu dhacay waan aminsanahay wax walbood tiraahdaan adiga iyo walaashaa iyo ruux walboo dhib sheegto ama aan sheegan kuwaan sheegan se waan ka xumahay kuna bogaadin inay iska matajiyaan wixii loo gaystee misana qarin ta lagu amray ama lagu caburiyay. Dulmiga laydiin geestay yaanu noqon mid laydinku sii dulmo laydinkuna caburiyo.❤❤❤ Love and respect my love 🫶🏻 horay u soco marnaba yaan laydin qalbi jabin Mar kale. Subscribe aanan Soomaali iyo cid kale ba si fudud ku siin baan kusiiyay saan markaan waqti helo kuu daawado kuguna garab istaago walaalti nimo iyo dumar nimo❤❤❤
Kaligaa maahid dad badan baa ariga raaci jiray anigaa ka mida waxaan ahaa ari raaciyad fariida waligay neef dawaco igama cunin sababtoo ah xoolaha kama dhex dhaqaaqi jirin Alxamdulilaah maanta waxaan ku noolahay gelbeedka Maraykanka 🇺🇸 marar baan isweydiiya meesha saas uga fog dhulkaygii sababta aan u imid iyo waxa ibaray Alxamdulilaah meelkasta aan joogno Allaah hanagu amaansado ❤️
Welcome to YouTube, sister! Your story is so interesting to us. You’re such a smart person, sister, and we’re really encouraging and supporting you. 😊💕😂I was going to say this to you in Somali, but then I remembered you said that reading Somali is difficult for you, so I decided to write it in English instead. 😂i love you hno