Na gacalo wlhi ma grneyo si an kugu shego qalbigeyga sidad ku kasba tey inan yar karti io awood rabaniya lehba thy manshalah vedio sida bunka ayu i qabta min naga so badi jcyl janadi galeβ€
Wllo ceeb iyo cay midna ma lihid laakiin aan barano diinta islaamka waxay noo banaysay iyo waxay naga reebtay ama ay noo diiday Timaha in timo kale oo feek ah lagu dabo ama lagu daba xariiryo waa danbi oo ma banana . inaan xijaabano waa waajib uu ilaahay nagu leeyahay Allah hanawada hanuuniyo dhamanteen π€²π€²π€²