TRUMP OO AMREY IN SOMALIDA MINNESOTA LALA DAGAALAMO | WIIL KALE OO SOMALI-MAREYKANKA OO LA XIREY &..
Somali Coverage TV
Subscribe
21,221 views
No description available
Show more
20 Comments
@KhalifaInamuhumedjirre
14 hours ago
Beautiful conversation and advice , thanks SCTV and mustapha , mahadsanid ,
1
@Faraj-Kheyr
16 hours ago
Thanks Zahra Ahead
3
@Faraj-Kheyr
16 hours ago
Zahra Ahmed I wish you prosperity and happiness
1
@yasinshuceyb397
16 hours ago
Cajiib
Odeyga Trump Allaha naga Qabto
Anagana kuwa Dhibka Noso jida Allaha naga Qabto
4
@Faraj-Kheyr
16 hours ago
Zahra Ahmed i wish you prosperity and bright future Indhaha Allah
@aminaabshir1495
16 hours ago
Allaha noo kaalmeeyo.
@UbahAbdi-qk2bj
3 hours ago
Siyaasiyiinta Soomaalida ee joogasn mey ka hadlaan arinkaan.
@HSomaly
16 hours ago
1 somalia 1 somalia 1 somalia ❤❤❤❤❤❤❤
1
@Incognjti3
16 hours ago
Wadankooda haku soo noqdeen.
1 reply
@asad.muse01
15 hours ago
Mustafe wa wx garad.
@huda6923
14 hours ago
Sahara Ahmed fadlan baraarujin aad u badan baa loo baahan yahay
@haydar378
14 hours ago
Daarood iyo hawiye waalay
@TimageAli
16 hours ago
Walaashayda qaaliga ah Sarah Abdi Ahmed, waan ogahay inaad tahay wariye waayo-arag ah oo xirfad sare leh. Laakiin markaad ka hadasho Trump iyo hadalladiisa yaabka leh ee qosolka iyo foolxumada leh ee uu ka sheegayo Soomaalida, waxay igu abuuraan dareen aan ku dhowahay inaan matagayo.
Yaa dhegaysta qof waalan? Jawaabtu waa: qofna, marka laga reebo laga yaabee dhakhtarkiisa dhimirka ama qoyskiisa ugu dhow.
Sidaas darteed, iska dhaaf ninkaas Trump ee had iyo jeer hadalladiisa la yaabka leh ku mashquulsan, oo ka hadal Soomaalida.
Nabadgelyo, waan ku jeclahay aad iyo aad! ❤️
@bulshobilechannel7550
13 hours ago
Sahra waariyo wanaagsan
1
@MawlidRashid-rn5xc
17 hours ago
Xasbunalaahu wanicmal wakiil ilaahay baa nagaga filan
@batulasmail8261
17 hours ago
Waan dhownahay
@anur5162
7 hours ago
Brother ceegaag maxaa adviser ugu noqon wayday oo waqti u galin wayday in xal iyo midnimo looga hortago. Dad badan baa ku garab istaagi doona InshaAllah
@RuqiyoabdiAlifleey
16 hours ago
Somalia maxaa daba dhigay Trump maxuu somaalia ka rabaa waa yaabe 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯❤️❤️💖💖👌👌
@bulshobilechannel7550
13 hours ago
❤❤❤❤❤❤❤
@Incognjti3
16 hours ago
Wiil yar xanuunsan may fahmi waayeen sida loo caawiyo.
Details
Related Videos
Comments
TRUMP OO AMREY IN SOMALIDA MINNESOTA LALA DAGAALAMO | WIIL KALE OO SOMALI-MAREYKANKA OO LA XIREY &..
Somali Coverage TV
Subscribe
21,221 views
No description available
Show more