Alla sheekadu Macaanaa Habo farxiyo codsi waaye Qeybta kale noo soo fasax ma sugi karno ilaa Habeen danbe Inta igu raacsan like saara si Habo farxiyo u aragto codsigeenana noogu tix geliso
Gabadhaan caawisay Jannatul Firdous Al'aclaa ALLAHA geeyo, afar sano qof guriga kugu heysay iyadoo aan xooggaaga u baahnay adoo labo cunug heysto, iyadoo kale ALLAHA noo badiyo ALLAAHUMMA AAMEEN.