Qisadii murugada iyo casharka weyn xambaarsanayd ee wiilkii walashiisa dilay. 😢💔#Qiso #QisoMurugo

Naz nour

Naz nour

2,862 views

Qisadii murugada iyo casharka weyn xambaarsanayd ee wiilkii walashiisa dilay. 😢💔
Maxaa ku kallifay inuu sidaas u sameeyo? Maxaa dhacay ka hor inta aysan musiibadu dhicin? Qisadan waxay xambaarsan tahay casharro muhiim ah oo ku saabsan qoyska, xanaaqa iyo cawaaqibka ficillada qofka.
🎧 Dhageyso qisada ilaa dhammaadka si aad u ogaato waxa dhacay.
#Qiso #QisoMurugo #QisadiiWiilkii #Cashar #Sheeko #Somali #Qisooyin #IslamicReminder



kusoo dhawow muqaal cusub oo diini ah.
muqaalkan waxaa ka heli dontaa waano, qisooyin iyo  casharo muhiim ah. fadlan subscribe saar channel-ka, like saar muqaalka Lana wadaag dadka kale. mahadsanid❤️