In December 2024 Arab waxey mareysaa 460million sidoo kle Afghanistan mareekanka wuu ku jabey wuuna isga baxay sidoo kle Syria isbadala ka socoda i hope intaa 2030 la gaarin inee wx bdn isbadli doonan
jun 2025 Imaraadku waxey marayan in ey ku tartamaan lacag bixinta lasi nayo madxweynaha marekanka halka Ree Gaza iyo Ree Falastiin Dhibatoyinka faro badan ku jiraan xita wax siin iska daye maso hadal qadan waxan rajeyna calamul islaami oo mid ah insha allah😭