25/3/2026 Muxaadaro aan faham fiicanka qaatay ilaahay miisaankiisa xasanaadka ha u saaro Ilaahay ha siiyo caafimaad Dhiigiisa Dhuuxiisa Iyo dhimirkiisa raaca ha siiyo
Muxaadaradan in badan dhowr sano oo kala duwan wan kuso celceshatay, ilaa hadana maan arag dad ku baraarugsan shiikh mustafe wuxuu ka sheekaynayo, ilahay khatumada khyr haynogu khatimo. Sanado ka dib hadaad aragtaan cid ku baraarugta arinkan deedna aad ilaso hadasho intaad commentigayga aragto,isla markaana aad i waydo iisoo ducee, walaal.🤲
waxaan shaki ku jirin in uu shikh muswdhaf yahay amse ka mid yahay culumada waaweeyn ee islaamka allaha dheereeyo cimrigiisa meel kastana nabad iyo caafimaad allaha ku siiyo dambigiisana allaha cafiyo AAmiin
Muxaadaro aan faham fiicanka qaatay ilaahay miisaankiisa xasanaadka ha u saaro
Ilaahay ha siiyo caafimaad
Dhiigiisa
Dhuuxiisa
Iyo dhimirkiisa raaca ha siiyo