Laba Xaasle iyo 6 Caruur ah , Qiso murugo badan ๐ญ egypt ๐ช๐ฌ๐๐ญ
Fatima Muna Qisas
Subscribe
12,771 views
No description available
Show more
20 Comments
@GlowUp_withMimi
7 months ago
Cudurka maskaxda kudhacda umusha la dhaho postpartum psychosis malaha kudhacay subhanallah
1
@CawoiyoAyaan
2 months ago
Subxanallah habaar kugu dhac reerki oo dhan bey dishey bal hadii la furo maca ka micno ah
1
@KhadijaAbdi-wj1yg
1 year ago
Inaalillahu wa inaa illahi raajucuun xasbiyallhu wa nicmal wakiila๐ข
5
@maryanmohameddirie2043
1 year ago
Subxana allah. Waa musiibo, illahow ha inagu keenin tan oo kale inaga iyo dhammaan muslimiinta.
Xasbiya allahu wa nicmal wakiil.
2
@fardowsohussin1941
1 year ago
Masarida khiyaanada kubadan subxaana allah
3
@Muna4r-
1 year ago
Dumarka marka la isla guursado ma wada kama wada guurtu naxariistu dhamantood
Waa badh ka mida
@maryanmohameddirie2043
1 year ago
Allahuma sali ala nebiyinaa Muhammad Salallahu calayhi wa salam โคโคโคโคโค
@ubaxali2985
1 year ago
Subhanallah this is so sad story. Allow noxifdi ilmaheena dhamaanteen yaa rabb ๐๐
@Awoqali-c1y
1 year ago
Subxanalah cadowsana dadka qar ๐ข๐ข๐ข
2
@Awoqali-c1y
1 year ago
Ilme dhashay ayey sidata subxanalah ๐ข๐ข
1
@abaneymahamuud9615
1 year ago
Asc Salallahu Calayhi Wasalam Allha ugargaro
@safiyamahamoud8165
1 year ago
Dumarku carabta maseyrkoodu yaab buu leeyahay innaga Hadaanu maseyrno waa qaylinaa waa
Dagaalanaa iyaguse Qiyaano ayey sameeyaan Sun, sixir
1
@MariamMohamed-f3c
1 year ago
Iimaanka laga qaad
@faraxcalicawil9697
1 year ago
Subxaan allaah ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ
@MowlidBashir-o3b
1 year ago
Subxanallaah walciyadubilaah๐ข๐ข๐ข
1
@Mina-f6ps
1 year ago
Wa dhacdo naxdinbadan suphanallah
1
@FadumoAbdule-l6u
1 year ago
Subxaanalaah Ilaahow hooyada iyo familiga oo dhan qalbiga u qabooji ,caruurtoodana u naxariiso kuwii Aakhiro anfaco Allaha uga dhigo Aabahana Allaha u naxariisto.๐ข
6
@kaltoumwaiss9634
1 year ago
Subaxanalah illahay ha naga badbadiyi masiboyinka
@Zenumen-8
1 year ago
Wcs
1
@mamtaaz-75
1 year ago
Subxanallah๐ข๐ข๐ข๐ข
Details
Related Videos
Comments
Laba Xaasle iyo 6 Caruur ah , Qiso murugo badan ๐ญ egypt ๐ช๐ฌ๐๐ญ
Fatima Muna Qisas
Subscribe
12,771 views
No description available
Show more