Iska daa maxaa nagalay aday kuutaa kor keena inaad lackasameey Sid baa sii doodee rootinka iskadaa ama soo fasax day faa ido kuutahY MAFANTAY XUMAANA HA UQAADANIN IISOO JAWAAH QAIBI❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sis biyaha badso intaas oo fruits aad shiiday sugar badhan iyo potassium ayaa korkaaga galaayo is ilaali. Every day raashinka intii lee ku soo cel celisaa. Raashin caafimaad ka u fiican soo saar please. Bariis cad oo biyo lagu kariyay oyo veggies 😋 maxaa ku diidhay.