SU’AALIHINA KA JAWABAYA 🤭
Qalbi Nuuriya
Subscribe
38,238 views
No description available
Show more
20 Comments
@Anizax12
13 hours ago (edited)
Wax ka qurux bdn maleh isku hel jawi roobaad koob shaaha, fasax iyo qalbi nuuriya sheekadeda😂❤️❤️❤️
97
2 replies
@SumayoAbdisamedFarah
7 hours ago
Xppt marka hore abaha alaha unaxaristo iyo walalaha😢marka xigta vlog naso same nanoso badi inta igu racsan like❤🎉
15
@RaxmoAdan-l7k
12 hours ago
Oh illahay ahu naxariisto ilmaha io aabo mcn 🤲😭
44
@FariihaOmer-f9r7s
12 hours ago
Ala qalbiyeeeey ha iga nixina walhi wan qosley mrkaa sas tidhi😂
Alha ha unaxariisto abhaa qali
30
@NajmaVlogs-6kt
11 hours ago
16 jir baad ahayd goortaad tahriibtay
Qalbi Nuuriya Noolow Nolol Qurux badan ❤
8
@Basama__
10 hours ago
Aabe Allah unaxariisto qalbi dhaman waalidiinta muslimka ah ❤
17
@CabdiyoMalmaleyste
12 hours ago
Ala saan ugu farxay thanks qalbi 😢❤❤❤
20
@SaliimaHusein
9 hours ago
Wallhi beenta maahan qalbiyey self respect baranay kullaha maxa adi ila so hadli weyde sanadkan nin ma jiro 😂💔
11
@sundusy3s
9 hours ago
Ilhy qbriga hauwsiciyo😭💔
16
@SapirinApdullahi
12 hours ago
sil silaTu qalbi ban rabna qalbiyeyy❤😂
13
@liina3528
11 hours ago
Prt two ayan rabnaa khasatan markaad ku dherato mawduca shekada dhexdexa😂❤
12
@AsmaAbdirahman-k4l
12 hours ago
36-10=26 aaya jirta qalbi dadka beenta ka daa😭😂
30
2 replies
@maxamedyare-t2k
9 hours ago
No marke so tahripese 16 bey aheyd just waa 26 jir wax fahma😂😊
13
1 reply
@Nurcab-t6t
12 hours ago
🥺 🥺.🥺 Wallahi qofki walaal ah ee maanta ii hiilliya weligey ma hilmaami doono. Waxan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo liidata.
Naxariista rabbi lagama quusto mana mooggani balse xaalkayga ayaa xun.
Waxan ahay nin dhalinyaro ah waxna bartay lakin kama faa'iidaysan karo xaalada aan ku jiro aawgeed mana haysto wax garab iyo hiil ah. Wallahi xitaa maheli karo hal maalin waxan ku noolaado.
Waxan ahay qof hadaf leh balse awoodi waayay. Qofki walaal ah ee wax uun i tarikara magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqqdisho.
igala xariir lambarkayga waxa uu ku qoranyahay sawirka buluugga ah ee proofileka ii saran ku dhufo. Ama waa
(
Labo. Shan. Labo. Lix. Hal. Eber. Labo. Shan. Lix. Lix. Todobo. Saddex
).
12
@SaynabBashir-y9l
12 hours ago (edited)
Ceerigabo ahaa Magaladaydi Love youuu two beabay 😂❣️❣️❣️
11
@FadumoMohmoud
13 hours ago
Only 2minutes Naa bal kwrn sidan tagere dacada kugu ahy qlbiyey 😂❤
25
@MerwaUpdy
12 hours ago
Masha'allah qalbikaabay You're so gorgeous 😍🩷🩷🩷🩷🩷
6
@Salmamohamettahmett
13 hours ago
Ana uhoreya 😭
56
4 replies
@Bahjos
6 hours ago
Bowtutu waye indha korkod ka so baxa qalpi😂
4
@hakiya-wj3nq
12 hours ago
Walhi caadi ayaan u ooyey😢 ilahey Haa unaxariisto qabriigana Haa unuriyo😊
8
1 reply
Details
Related Videos
Comments
SU’AALIHINA KA JAWABAYA 🤭
Qalbi Nuuriya
Subscribe
38,238 views
No description available
Show more