QISADA XALA IYO SHAHAD!!@sawdamqaalib
Sawda Qaalib
Subscribe
479,309 views
#fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe
#qisoyinka
#sawdaqaalib
Show more
20 Comments
@NasraJama-k8x
3 months ago
Dulmiga io dhibka inta ugu badan shahid bey ku dhacdey๐ข
37
@xafsaccasis4751
1 year ago
Shahad ba dulmigi ugu wayna ku dhacay alle ha unaxriisto๐ข
361
3 replies
@AASIYANuur-k3m
1 year ago
East and West sowda is a best๐โค
769
22 replies
@HodanQawqabo
1 year ago
Wan la ooyaay xalay qisadan wa marki labad aan dawanaayo wana telki labad aan ka dawado sida aan sowda qalib lik ku saraa โคโคโคโคโค
143
1 reply
@sunduzayaanle123
1 year ago
Aaway team jacyl๐๐๐
War commentiga likta u badiya si sowda u aragto
543
7 replies
@AaminahTahir2
1 year ago
Alla maxa rag pdn aaqiro la xisaabin doona ๐ฅบ
42
@kiinyu6160
1 year ago
Yacni seed u noshahay ee wiilasheydu u maqan yihiin
Allahu Akbar ๐ข
100
2 replies
@MuwaHipMoHmouth
1 year ago
InalilaH wa ina iLayHi rajicun odaygu xumaya Bisinka Rer suriya qofba qofbuu ka qiso xanun bdnyhn Ball rer falastiin ilhy dhibatada Haka Dulqade kwrma iyaguna mrky qisoyinkoda kawaramayann i.a wxann rajaynaya inayy xala heshayy wlaledโค๐ญ
57
@AxlamAbdi-e9v
1 year ago
Sida aan halkaan ugu kulnay rabi jandah ha ingu kulmiyoh team sawdnah rabi jandiisah ha in gu arsaaqoh๐ข๐คฒโฅ๏ธ๐ซ
606
37 replies
@Bukureyyyy
1 year ago
Allla duqu xaasidsanaa maamadu raaliyo bay ahayd walhi way usoo xamalaysay isaguna dhimashuu uqorsheeyey๐ข
33
@rujaalrujaal5068
1 year ago
Waa qusadii iigu muragada badnayd markaan maqlay inay dhimatay xala walaasheed ๐ข๐ข๐ข๐ข๐ข
200
2 replies
@B_jenna
1 year ago
Wllhi dhibka ku dhacay rer suriya marka xasusato waxkasto kugu dhacay waxay kula noqonayan wax yar ciji haafkeed๐ข
51
@Asmaaa___4
1 year ago
Suuriya markey xorooben qisooyin badan oo murug leh ayaa ka ogaanay bal sawiro falastine malinte xoroban meeqo qisa ka so bixi doonto ๐ข๐ข๐ญ
430
15 replies
@Qalille
1 year ago
ยซุงูููููู ูู ุตูููู ุนูููู ู ูุญูู ููุฏู ููุนูููู ุขูู ู ูุญูู ููุฏูุ ููู ูุง ุตููููููุชู ุนูููู ุฅูุจูุฑูุงูููู ูุ ููุนูููู ุขูู ุฅูุจูุฑูุงูููู ูุ ุฅูููููู ุญูู ููุฏู ู ูุฌููุฏูุ ุงูููููู ูู ุจูุงุฑููู ุนูููู ู ูุญูู ููุฏู ููุนูููู ุขูู ู ูุญูู ููุฏูุ ููู ูุง ุจูุงุฑูููุชู ุนูููู ุฅูุจูุฑูุงูููู ู ููุนูููู ุขูู ุฅูุจูุฑูุงูููู ูุ ุฅูููููู ุญูู ููุฏู ู ูุฌููุฏูยป. ู ุชูู ุนููู.
33
@Muhammad-b9c7t
1 year ago
Hooyo raaliya ah iyo hablo baariyiin ah ayay ahaayeen.laakiin imtixaan Allah ayaa qabsaday.farajka ayaa Allah uga dhigay waali ay is waaleen.
67
@sacdiyanur7583
1 year ago
Nomanka Carbeed Gabdhuhu Dadba kumatiryaan badankood. Alxamdulillaah Rabilcaalamiin inaan Somaali ahay sax Sodaayโค๏ธ๐
155
2 replies
@HafsaAbdirahman-ho6oy
1 year ago
Waqti ma uheysaa Saliga Nabiga Scw โคโค
211
5 replies
@Nurtomohamed-r7k
1 year ago
Marka dhageystay sheekada wallaahi waan ooyay ๐๐ข
26
@NasroBilan-n2l
1 year ago
Qiso jacel away sawda saan kuu sugayey wan dalay Ani iyo team jacel wllhi wan u xisay qisoyinka jacelka ๐ข๐ข sawda plz so dhig qiso jacel. ๐ญ๐ญ
164
4 replies
@umumalak1947
1 year ago
Wadamadaasi wax kale lamay dumin wa cuqubada ay ka galayaan gabdhahooda inkaari haku dhacdee
70
3 replies
Details
Related Videos
Comments
QISADA XALA IYO SHAHAD!!@sawdamqaalib
Sawda Qaalib
Subscribe
479,309 views
#fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe
#qisoyinka
#sawdaqaalib
Show more