Ninka soomaalida waxaan kula yaabay naagta ma naagti hore iyo caruur ka kafiicantaha mise aygo ilmo joogaa ona wali korin maxay naag kale u raadiyaa maxay.cuqubo.galabsadeen😢
Alaa maxa cadab iyo nabsi u danbeeya naagahas gabdh yar oo miskiin ah oo gurigeeda joogta gumaysiga ku haysa making kastta gabdha aduunkii naagi ku soo cadaabtay ayaan sheekadeda la qii4oonaa oo la ilmaynaa aduunka dad nabsi soo galay ayaa ka buuxa markas la leeyahay u duceeya nbsigii oo soo galay umadii uu soo xasuuqay qiyaame. Ayay ku sugayaan