Su'aashii Ugu Adkayd Ee Sheekh usuli La Weydiiyay | Dhageyso Jawaabta Oo Dhamaystiran
Somali TV+
Subscribe
34,982 views
No description available
Show more
10 Comments
@sharwacismai
3 weeks ago
Ilaaheey hooyadey danbi dhaaf ha siiyo janno ALLAAH ha siiyo iyo hooyooyinka kale
8
@SahraDahir-v6j
2 weeks ago
Asalmucalykum Allah ha naxariisto inta xaqa ku dhaqmo oo waalidiinteen u naxariisto ❤❤❤
1
@ZamzamHashi-x1n
3 weeks ago
Masha alah
مشاء الله با رك الله فيك
واحسن الله اليك
5
@Assalamualeikom1234
3 days ago
Maashaa Allah
@warfaageedi5512
2 weeks ago
Sheekha mikrofoonka ka ha gaajiya
2
@dekaibrahim6266
3 weeks ago
Alaha nasugo awalada inlasimaa fiican mana sino 💯👌
@skfffbqgbt
3 weeks ago
Masha Allah
@sharwacismai
3 weeks ago
Waa sax hooyada ilmaheeda makala jecla lkn waxbey xeerineysaa waa xaqiiq anigey isoo martey . Waayo hooyadey waxay garab iga siin jirtey walaalkeey igaweyn aniga waxaan u arkaayey iney iga xigsaneyso lkn markaan weynaadey waxaan ogaadey iney aniga ii jecleyd waayo walaalkeey xoogaa wuxuu udhashey doqonimo ma aheyn nin karti badan leh wuxuu ahaa nin caqli yar oo madaxa ka ka jiran sidaasey iiga xigsaneysey
2
@seed3966
3 weeks ago
sheikh usuuli nagadaa wiilka hooyada u tahay welibuu unoqonayaa diintee sheegtey subxaanallaah cajiib
2
1 reply
@ZamzamHashi-x1n
3 weeks ago
Sheq waigu masalix
Da gabadha
Wali ga aya gacan ta
Ku haya
2
Details
Related Videos
Comments
Su'aashii Ugu Adkayd Ee Sheekh usuli La Weydiiyay | Dhageyso Jawaabta Oo Dhamaystiran
Somali TV+
Subscribe
34,982 views
No description available
Show more