KALTUUN AABAHEED IYO HOOYADEED OO LEYSKU KEENAY LIVE TIKTOK KA DIB MAXAA DHACAY?
Live keene 24H
Subscribe
67,020 views
No description available
Show more
20 Comments
@FaisaShire-zy1tx
1 month ago
Naayaa hooyada iyo aabeheedba iyadaa waxtarilahyd ee odayga macaanta hakukicin
19
@miicaadsiciidcdhuux3720
3 weeks ago
Maansha Allah waa nin rageed baadaraxmaana
1
@Umusiham143
1 month ago
Subxaanalaah waa aakhiru samaan allahuma najiina
2
2 replies
@Umu548
1 month ago
Waaba cido yaab leh aabihiina kaalixad buu leeyahay gabadhiisa acuuthu billaah
3
@HawaF-f7m
1 month ago
Iney gar Noq sadaanba maaha wanaag habaaran ku weydhashaa kajaraya adeer qalbiga alaha kuu qaboojiyo
3
@Osob_5
1 month ago
Yurub ayey Joogtaa why ayay waalidkeed u Caayeysaa .
6
@fartundahir4910
1 month ago
Manaal❤ laandhere sificn bay u naartay hooyada Subxanallh
4
@zeinabmohamoud8176
1 month ago
Bahashan doqonta ah ee aahaheed hunguriga ku haysata may shaqaysato
3
@khadijamoalim4321
1 hour ago
Subxana allah
@QamarAbdi-p8q
1 month ago
Nagtan casi walidein waye subhana allah
@ayansidow4
3 weeks ago
Waar. Odaygu fariidsanaa. Maansha. Allah
1
@CabdiKafi-z8k
1 day ago
Casiyad qurantay weye we qayisha
@maryancariifpasticceria1991
1 month ago
Gabadhaan muqaadaraad ayeey isticmaashaa halabaaro
@hiboxasan7418
1 month ago
Waa caasi naagtani maxay aabaheed u caayaysaa
7
@mhussein3136
3 weeks ago
Mohamed Ali waa Nin gobha wan aqaana
@FadumoOmar-p1j
1 month ago
Odaygu waa fariid
11
@Xuubidunyachannel
1 month ago
Wa runtees. Walaahi
@hamdiummahamza7279
1 month ago
Yaa Allah adiga aya og xaal runtaa. Waaridku way daaleen everyday lacag lama diri karo!
1
@SaadFarah-c4e
3 weeks ago
Ilayn.bariba waylumiye ,ha,lugoynina
@HiboGuled
1 month ago
WAXA WEER WEERKA IYO XANUUNKU UGU DHACAYBA WAA CAASI WAALIDAYN.
Details
Related Videos
Comments
KALTUUN AABAHEED IYO HOOYADEED OO LEYSKU KEENAY LIVE TIKTOK KA DIB MAXAA DHACAY?
Live keene 24H
Subscribe
67,020 views
No description available
Show more