Suratul Fiil (ama Alam-tara) waxa ay ku soo degtay Ethiopiankii (Abrahaa) Yemen haystay oo rabay in uu kacbada bur-burburiyo soo maaheen? Ethiopianka sideey ku qabsadeen Yemen? Yemen waxaa berrigaas ka talin jiray nin Yahuudi ahaa oo Persian-ka ay ku caawiyeen in uu u qabto waddanka si ay Bab al Mandab ay u kontoroolaan. Romankana waxuu caawiyay Ethiopianka si ay u tuuraan dowladdii markaas ka jirtay Yemen. Romanka ayaa Ethiopianka ku caawiyay maraakiib si ay Yemen ula wareegaan, waa ayna ku guuleysteen in ay ka qabsadaan Persianka.
Naxariista rabbi lagama quusto mana mooggani balse xaalkayga ayaa xun.
Waxan ahay nin dhalinyaro ah waxna bartay lakin kama faa'iidaysan karo xaalada aan ku jiro aawgeed mana haysto wax garab iyo hiil ah. Wallahi xitaa maheli karo hal maalin waxan ku noolaado.
Waxan ahay qof hadaf leh balse awoodi waayay. Qofki walaal ah igala xariir lambarkayga waxa uu ku qoranyahay sawirka buluugga ah ee proofileka ii saaran ku dhufo. Ama waa
( Labo. Shan. Labo. Lix. Hal. Eber. Labo. Shan. Lix. Lix. Todobo. Saddex )