ciwaanka iyo videogu siday iskuguso baxayana iga gadanbo masha Allah video aa maanta dhan sugenay ugu danbayn wanoso dhigtay hadana wad noso dheeraysay alla quruxdeydi la aanta abaar ❤❤😂
Qosolki aa 5 years qosli lahayn hal habeen ku qosolnay alla caawa ama suuxa videogan wan dagsana ani si markasto aa u fiirsado omg Amiira cadi noga washay wllh ❤❤❤😂😂