SIDEE BUSINESS GUULAYSTA LOO DHISAA ? Mohamud Subagle

Hantiyeelo

Hantiyeelo

46,259 views

Sidee loo dhistaa Business guulaysta ?

Waa mawduuca aanu kaga sheekaysan doono PODCAST igan waxana marti iigu ah Ustaad MAXAMUUD MAXAMED AXMED SUBAGLE.

Podcastigan waxad ku fahmi doonta:

Maxaa lagaaga bahan yahay ka hor inta aadan Business bilaabin ?
Talaaboyin nooceya ayaad qaadi karta si u Business kaagu u gulaysto ?
Maxaad ubahan in aad ka ogaato Suuqyada calamka ?
iyo mawduucyo dheeriya ....

DAWASHO WACAN HANA ILOOBIN IN AAD NAGU SO BIIRTO.