Sawday adiga io asxabteena ducadiini ilaahay u ii aqbalay xajigiina wanu heshiinay reerkaygii ilaahay u ii badbaadiyay noso duceeya in ilaahay arsaaqada no waasiyo mcnto wanad mahadsantiin❤❤❤
Marwalipo anigo shaqo kujira kudhagesta mana awooda in like ku saro malinka off ahay wixii vdio aan dawaday week dhan malinkas sara deen aa igu ledahay in tahay aaminsanyhy allh haku xifdiyo sister ❤