Naf-lahadalka Taban I Negative Self Talk Mubarak Hadi
Mubarak Hadi
Subscribe
39,832 views
No description available
Show more
20 Comments
@AbdiMaajid-x1c
1 year ago
Alle jecliya qofka aqliga iyo Daren ka IGA lahdlo oo nafsiya ahaan ii daweeya 🎉🎉❤
8
@Ahmed-maaniyo
1 year ago
Ustaad Mubarak hadi Alle Haka abaal mariyo sidaad noo dhiirigaliso 💯🖐
10
@rahma-mohamed
1 year ago
Jazzakumallah khayran ustaad Mubarak Haddi
3
@FatoumaMahamoud-k6p
4 months ago
My brother muubarak I beneted a lot
@Xamdacabdi-nm4ke
1 year ago
Jasakala wll mubaariga halka waxa isoo jiitay qalbigatgan taabtaay inuu yhy inaad Kalmada alhukabar thy illahayba weeyan is doo kale la sii micno thy illahay waxa walba ka weeyan shukidaadka aynu la wareerno marmarka qaar waa waxa u da jirana ka dul qaaday Isla mushkiladaka kana dhigaya waxa uu alleha agtiisi waxaba ka ahayn adna thy adoonki illahy waxa kastana kagag filan yhy. Alhukabar Alhukabar
1
@cabdallacaamir1470
6 months ago
جزاك الله خير الجزاء
1
@idiriscumar3420
1 year ago (edited)
Wll waxad ka mid tahay dadka dhif iyo naadirka ah ee aan dar ilaahay u jeclahy walahi, waxaad kobcisaa oo aad hagtaa noloshayda, waarun aqoon iskuma lahin shaqsiya, lkn naf dar illahay ku jecel, muhiim maha masafada boqolalka mayla, een isku jirno,
Mudo ayaan ku xidh nahay muqalada iyo talooyinkaaga, waxaad dibada keentay hibooyinkaygii qarsoona, waan ku maahad celinayaa wll mubaarig hadi alleh haku xiftiyo wll,
Haqadato malmo,bilo,ama sanado,waxaan alleh ka baryayaay inaaynu kulano wakhti wakhtiyada kamida, guulayso wll.❤
1
@AptiDucale
1 year ago
Cimir caafimaad iYo cibaado suuban raxmaanku haku hibeeYo ugaas
1
@Biyodahabaragsan2338
1 year ago
Ustaad mubarak Wa marki igu horesay aan ku Argo hadaladdane aad ugu qancay wilibo waqdi waxa ku hellay maskaxdeyda waxyabo badn isku hesaday heer Kala fhmi wayo balse ugu danben jawb igu filan hellay mar un inaa kula gulmaa rajena ❤
3
@Nurul_IslamOnlineAcademy
1 year ago (edited)
Mahadsanid Ustaad Mubarak Haddi
Garaadkada allaah Sara Yeela .
1
@faysalmohamed3131
1 year ago
Mhdsnid ustd ,inta maanka gaajeysan yahy guuli waa weli !! ✍️
@Soumayo-q5n
1 year ago
Jasakallaha kheyr ustaad allahumma baarik ❤
@sundussaid3650
1 year ago
Halkaan waxaan ku xiranahay mudo gaaraysa 8 sano ilaa iyo 2017 wax farabadan ayaana ka faa iday
3
@CabdikaafiXasan-b6b
1 year ago
Jazaakallahha kheyran ustaadi xilli aan aad urabay mowduucaan ku Soo Aadan Allah ha kaa amaal mariyo .
@MawliidAhmed-b2q
1 year ago
Maansha allah ustaad alle haku barakeeyo waxa badan ayaan kaa faa iiday
@macruffami8851
1 year ago
ustaad ilaahay haku awaal bariyo Nolosghayda wax ka badalka naftayda qeeb wayn ayad ku leedahay waad mahadsan tahay in badan ilaahay haku awaal mariyo
1
@saamiyaxasan6614
1 year ago
MaashAllaah tabarakaAllaah anigoo hadda Soo akhriyay buugaagii Garaadso intaanad guursan oon waday akhrintiisa ayaan Soo galaxy you tube ka markiiba video gaaga igu Soo baxay ustaad abaalkaaga janno Allen haka dhigo
3
@mariamm.sheikhw1522
1 year ago
Noo soo badi ustaad❤
2
@mouminikhairehchirdont7786
1 year ago
Wsc mubarak hadi waxa an noqtay qofkii uku horeyaya😊
1
@AsmahusseinAanoy
1 year ago
Allaah ku barakeeyo ustaad talooyinka wanaagsan aad insiiso kon iyo koow jeer mahadsanid
1
Details
Related Videos
Comments
Naf-lahadalka Taban I Negative Self Talk Mubarak Hadi
Mubarak Hadi
Subscribe
39,832 views
No description available
Show more