Dal xoreeye waa Geesiga soomaaliyeed isagaa intaasi awood u yeeshey inuuw sameeyn dal xoreeye ma'ahan kuwii jaajuusta itoobiya iyo dawa dhilifta kenya Emiratka iyo yahuuda ee qawaarijta ugus ee faqashta
Daarood siyaasada xoogaa inaan ku wareerteen baa lo ma leeyaa fadlan fahma qaabka loga gudbo dhibaatada dhextaalo saaxiibada waa muhiim inaad dhan ka is taagto
Asc . Waxba ma ogidin. Indhihiinna oo shan ah ayey Somaliland ku fadhiisanaysaan kursiga UNka. Ta kale Puntland waa laga jarayaa. Jubba Landna waa laga Xayirayaa. Turkigana Iraan ka dib aakhiraa loo dirayaa. Ta kale Israaiil waa loo turjumaa waxay madaxda Somalidu ku yidhaahdaan. Haddii Somaliland la soo weeraro ballanbay Israaiil ku qaaday inay duqayso cidda soo weerata.