OMG! XAASKAYGA HORE ISO CELI OO DARTEEDA LA IXIRAY, LA IJIR DILAY LKN CALAF NAKALA GEEYA
Ridhwan Issack
Subscribe
202,058 views
Ridhwanissack
#Subscribe
Show more
20 Comments
@CAANKA_OFFICIAL124
8 months ago
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto 👍🏾
531
6 replies
@TanteedKarad
8 months ago
Bal eega dulmiyaad wiilka logestay bilash naarta rabi umasameysan walee malin manta aheen qofki adomada illahy kadhibo la iqaabi asaganah 😒
109
@GlitchLBS
8 months ago
Wiilkaaan gabdha intuusan kulaaban shaqo ha raadsado masuulid na Ha isku diyaariyo dulqad na Ha sameeyo🎉✌️✌️🥰
142
2 replies
@AsmaFarhan-sz8dg
8 months ago
Yaa rabi waan somnahay ee wilkan yar nolshiisa u qurxi adaa waxid ahe yaa rabi
96
2 replies
@Yujislamsfiction
8 months ago
War wiilkaan aan is garab taagno please ❤😢😢😢😢 ridwaan please wiilkaan aan caawino waa reer qurux badan
283
16 replies
@sucdihussein7533
8 months ago
Asc Bootaan iyo warda ilahay ha idin siiyo farxad iyo barwaaqo awlad barakeeysan☝️🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️❤️❤️💕💕❤️
156
@XafsoAxmed-u2x
8 months ago
Wiilka yarka ah daruuf io xaalad adag baa haysah wuxu yiri hadan u bahdo inaan casho maqaxi ka cuno ma heli karoh😢 allow arsaqad xalal ah sii
135
1 reply
@Benjaminyahudi
8 months ago
Botan waa nin raga oo garab wayay war ninka Haloo kaco hala garab istaago gun baa heshay
117
2 replies
@Maryamachannel327
8 months ago
Familyyada soomaalida qayb xaasidiina jirta Subxaanalaah 😢
29
@ZainabZainabomar-o4v9m
8 months ago
Rabbow isku deyso oo dhaibta kadulqad oo lacag ay kunoladan sii🤲😢
28
@lailadumbuq3695
8 months ago
Waa geesi insho allah wuu gulaysaayaa cadawgana allah ka qaban
50
@Akrim47
8 months ago
Rabow raxmanow isku soo dhawee qalbiyada is jecel Oo riyoo yinkoodana u rumee amin amiin 😢
58
4 replies
@fowsiasaid2839
8 months ago
Aduunkan waxaan ogaaday reer abti wax ka qaalisan inaaney jirin 😢
90
9 replies
@Nasro_apdrizaq
8 months ago
Bootaan wllo waan idin salaamay adiga iyo wardaba wllhi qisadiina way iga ilmaysiiyay sbbtoo ah waa la idin dulmiyay waana la idinku ciqaabay aduunka😔rabi risiq waara iyo nolol tan ugu quruxda bdan ha idin siiiyo🤲🏼Apwe adigana ilaahy shaqo xalaala haku siiyo ood gabdhahaaga ku dhisato ood kusoo ceshato❤adigana wllkyoww hal dardaaran baan kusiinyaa dulqaad yeelo nin rageed baa alle kaa dhigay gabadhaas yar qalbigeeda dhow oo marwalba u tanaasul oo ku dadaala astaqfaarta iyo saliga nabiga wllhi markaas waxwlba way idiin hirglayaan Nolosha iyo aakhiraba wada guulysta wllayaaL🥺👑♥️
30
@Hanimaxamed6453
8 months ago
Masha allh wlhi waa dad ay yartahay yago kale in La arko ilhaay haysku daayo oo dhibta haka duL qaado wiilka ha Lo kaco oo shaqo abuur ha La sameeyo😢
97
2 replies
@CAANKA_OFFICIAL124
8 months ago
KUMA AQAN LKN JANADA ALLAH NAGU KULMIYO DHAMAANTEENA 👍🏾
143
@ubaxjama-m6z
8 months ago
Wlhi waa nin ragga Oo garab wayay ilhy wax wlbah hku hagaajiyo
45
@Yujislamsfiction
8 months ago
Ridwaan reerkaan waan la ooyey please yes aniga sooma helin farxadaa laakiin waxaan rabaa reerkaan inaan is garab taagno waa dad nasiib leh hadane waqtigu hayo waa wax aan la heli karin jeceylku please aan u gurmano 😢😢😢
76
2 replies
@SahrayusufSahrayusuf
8 months ago
Dulmiga ilaahay ma jecla 😢 wiilkaas qisadiisu waa iga ilmaysiisay😢😢😢
43
@Yasinyare999
8 months ago
Wilkan wa wil rag ah please an garab istagno ridwan please mel an kala xiririno ino sheg 😢
65
2 replies
Details
Related Videos
Comments
OMG! XAASKAYGA HORE ISO CELI OO DARTEEDA LA IXIRAY, LA IJIR DILAY LKN CALAF NAKALA GEEYA
Ridhwan Issack
Subscribe
202,058 views
Ridhwanissack
#Subscribe
Show more