Macluunaad si hufan loo soo baadhay loo darsay, lagana fiirsaday ayuu Sh. Shibil Xafidahu Allah uu Ummada Af-ka Somaliga ku hadasha u soo gudbiyay. Wax aanay iyagu Kutubtooda ku qorin kuna daabicin mu soo gudbin, Lkn haddii hab-dhaqankooda Dadka lala wadaagi lahaa dhagaha aya faraha la gelin laha sida ay u yihiin Ummad lunsan illa halka u hoosaysa. Qofkii haya wax uu ku beenin karo dadka ha la soo wadaago Caadifad aan macno badan ku sallaysnayn looma baahna. Mahadsanid.
Wax aanay iyagu Kutubtooda ku qorin kuna daabicin mu soo gudbin, Lkn haddii hab-dhaqankooda Dadka lala wadaagi lahaa dhagaha aya faraha la gelin laha sida ay u yihiin Ummad lunsan illa halka u hoosaysa.
Qofkii haya wax uu ku beenin karo dadka ha la soo wadaago Caadifad aan macno badan ku sallaysnayn looma baahna.
Mahadsanid.