Nolosha SOMALIDA Ku Nool LONDON
Shuayb Rooy
Subscribe
36,039 views
No description available
Show more
20 Comments
@hodanibrahin1569
9 months ago
Salaam alaikum UK maku tagi karaa Qaab Dalxiis ahaan Kadibna intaanay mudada dalxiisku iga dhamaan ma u badaln karaa daganaansho 🎉🎉
1
1 reply
@kawakawa4726
1 year ago
Mahadsanid bro muuqaal dad qalbi wanaagsan ayaad soo gudbisay.
Aan kula kaftamee Chelsea sow kama dhisna London 😂
@Ugbadcl123Clfaraax
1 year ago
7⁷
@AhmedAadan-n2c
1 year ago
DrAhmed AdamAli Crop Protection/Thanks Our brothers/BeUnited/Ramadan kariim/Good bye
@AhmedAadan-n2c
1 year ago
DrAhmed AdamAli Agronmist _Burao ++SomaliLand
@ياسمينحلوه-ظ2ف
1 year ago
war waa maxay soomalida xamar ku nool bay 10 sano ka danbeyan dadkan😂
2
@SaacidYare-c9f
2 years ago
Sxb waxaan kasalanaya xamar/jadiid waxan jeclaan laha hada fariintaan aragtid reply so dheh aqbaar ayaan kuhaya waa asxbtiii asd sowada korteen shaqsi kamid ah salaasn sare 114 Cadada qur,aanka kariimka ah
@FadumoJama-dp1cz
2 years ago
Masha Allah shuceyb horay usoco walalkey
@Hassanynwa
2 years ago
Liverpool ku noolahay muddo 13-sanno, ileyn Baadiye ayaan jooga marka London aarkey😢
3
@misrasharif7707
2 years ago
اللهم صل وسلم وبارك عليه
@Moneyon-air
2 years ago
eeee waamaxay
@1hunna877
2 years ago
Gabdaha somalidha shisha iyo club bay ku jiran wiilasha na hashish bey gadhan ingriska meel dahmatay ay tahay
2
@1hunna877
2 years ago
Somalidha ingriska wa tugo iyo benefits ku nool Australia iyo America aa ka fican
1
1 reply
@kingmo6738
2 years ago
waar bristol kaalay halkan ayaa dadkii hagaagsanaa joogaaaye
2
@kingmo6738
2 years ago
waa losers miidhan maad na tidhaahdid kkkkkkkkkkkkkk
@kingmo6738
2 years ago
ciyaalkii xashiishta soo warayso niyoow
2
@UAM37
2 years ago
Kkkkk waa meel dad wada xanunsan ku noolyihin
2
@zainabismail7429
2 years ago
Mashallah 🤩
@libanmohamed1267
2 years ago
Xafaday ayad só boqotay dad qima badan aya kunol o qalbi wngsn
@gaaniboy3318
2 years ago
Muuqaalkeyga maxaa uga reebtay walaal😂
Details
Related Videos
Comments
Nolosha SOMALIDA Ku Nool LONDON
Shuayb Rooy
Subscribe
36,039 views
No description available
Show more