Cadha alla hakugu dhacdo oo iimaanka alla hakaa qaado oo risiqi alla hakugu cidhiidhiyo ee waxaad soo dhigayso. Oo kale lama soo dhigo ee dad wax wanaagsan ka hadlaya ayaa lasoo dhigaa
aamiin aaamiin aaamiiin reer xamar halmar isla soo baxa mudaaharaad waxaa la dhahaa shacab halmar soo baxey oo hal qadiyo leh xasan doonimeyno dal iyi dadba wuu dhameeyey dowlad aan sueyno dabadiis ma jirto xafiisyadaii dowlada wuu xaraashey dhul dowla iyo dhul dad leeyahay wuu dhameeyey hanagasoo gaaronxabaduna wey socotaa maalin walbadadkiina wey dhameeyeen