Subxaanallah ninkaan wayn oo dhalinyarada aan aqoon ku khaldameen miyuunan ogayn in ay wali nool yihiin dad xiligaa noolaa xaqiiqdana og. Ninka leh Cali Samatar anaa ka aqoon badnaa oo dagaalka dejiyay. Siyaad Bare ima aamini jirin iyo wax walba anuu igala tashan jiray meel waba anuu ii dirsan jiray Allaha kaa cafiyo tani been maaha ee waa xad dhaaftay.
General Galaal wuxuu u ahaa nin fulay ah oo aad Siyaad barre uga cabsada intuu nin gacantiisa ku dilay ilaah baa ogaa markuu Siyaad dhintay buu bilaabay inu dhoho khaain buu ahaa hade waa ninkuu u sujuudi jiray markii noolaa.