QOFKA AAN SALAADA TUKANIN WAA HABAAR QABE || SHEIKH MUSTAFE HAAJI HAARUN #sheikhmustafe #wacdi_wano

Doon podcast

Doon podcast

362 views

🎙️ Ku soo dhawoow Channel-kayaga
Channel-kan waxaan kuugu soo gudbinaynaa podcasts, dhacdi, waano iyo xasuusin diini ah oo qalbiga taabanaya, kuna dhiirigelinaya qofka inuu naftiisa hagaajiyo oo Alle ugu dhowaado. 🤍
📖 Wacdii & waano
🎙️ Podcasts diini ah
🕌 Xasuusin iyo nasiixo
🌙 Casharro iyo qisoooyin faa’iido leh
Hadafkeennu waa inaan wadaagno erayo kheyr leh oo qof walba anfaca.
🔔 Subscribe saar, like iyo share samee, si fariinta kheyrku u gaarto dad badan.
Alle ha inaga dhigo kuwa maqla hadalka oo raaca kan ugu wanaagsan. Aamiin. 🙌