Guled Dafac is truly a hero man, and a strong voice for society. I deeply appreciate the way you clearly explain social issues, promote public awareness, and remind us of the importance of holding the government accountable. Your courage, knowledge, and commitment to educating society are truly inspiring. Keep speaking the truth walaal 👏
Guuleed Dafac mahadsanid ustaad. Awal qoraalladaada ayaan Facebook gaaga kala socon jiray, haddana muuqaal qiimo badan oo wacyigeenna wax badan ku darsaday ayaad nala wadaagtay. Ilaahay ha kaa ajar siiyo.
Wacyiga bulshada in la koriyo ayaa wax walba ka horreeya.Qof walba oo fahansana xil baa ka saaran. Waa in aynu dawladnimo caddaalad ah helnaa. Maanta oo aan qurabaha ku noolahay, waxaan si itus oo intaabsii u arkay micnaha iyo muhiimada ay leedahay Dawladnimo caddaalad ku dhisan oo shaqayanaysa.Waana midda aan la rabo in Dalkeena Soomaliland gaadho. Mahadsanid Dr Guuleed Dafac iyo bahda Hargeisa Debates.