Mushakilkii aad wadanka ugasoo wada roorteen ayaa Europe iyo America layimadeen in the process ciyaalkii say Walaahi badanaa corrupted ayaa ka wada dhigteen waa kuwaa is wada gowracaayo isna rasaaseynaayo! Waxaa la yiri Geed iyo mirahiisa makala foga! Community nonsense dax dawaasho oo xanuunsan ayaa wada nahay! Healing process starts with acceptance and I don’t see majo basto and Xaliimo accepting everything is fucked up!