Sh mustafe iyo sh cabdirashid marka laga reebo wadaadada kale ee afar baan qabaa iyo mayee anigu sadex baan qabaa dadka haka xishoodaan oo ummada caqligooda ha ixtiraamaan looma dulqaadan karo wadaad sannad walba mu’tamar intu qabsado wax baa aan umada kusoo kordhin ee naag iyo guur uun ka hadla.