DULMIGII KUDHACAY NUURA MAXA KADHASAY!!@sawdamqaalib
Sawda Qaalib
Subscribe
344,933 views
#fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe
#qisoyinka
#sawdaqaalib
Show more
20 Comments
@aasiyonuurcali-b7i1e
6 months ago
Waxi niyadaga ku jiro allha ku fidediuo like isar😢😊❤
185
4 replies
@marwomohamoud
1 year ago
إتق دعوة المظلوم فإنها مستجابه😢
59
@Bintu_Arab
1 year ago
Dadka ladulmiyo ducadooda waala aqbalaaa illlhy hanaga dhowro Ina dad dulmino iyo in naladulmiyo aamin yarabiii
28
@SadiaKhalif-g1g
8 months ago
Ilahow qof bina aadam ah inaan dulmiyo iga ilaali 😭
62
1 reply
@hekmié
1 year ago
Hadaan joogno ethiopia leerkanagu wuu tagitaan badan yahay marka waan download gareesan kadib bari baan daawan like tana hadaan saari👍
14
@AaminaClaahi-i6n
1 year ago
Dulmi ilahay baan ka magangalney😭😭😭
93
1 reply
@Dowza-l8d
1 year ago
Horta yaa ila arkey gabdhaha carabta ee aan qisadooda dhageysaney magaca nuura iyo warda ugu badan😂😂❤
191
3 replies
@Ayaanqurux.
1 year ago
Ilahey baan waxan ka magan galaya inan qof dulmiyo iyo qof idulmiya rabiyow iga haay oo naga wada haay ameen🤲
322
18 replies
@mohamedolow9794
1 year ago
Hubsimo hal baa la siistaa Illahay haku Xifdhiyo Insha Allah mahadsanid sawda Qaalib
71
@Faisaabdiwahabsarhaye
1 year ago (edited)
wllhi qofka dulmanha ah habarkiisa wala qablaa 😢 subxanalah ya rabi dulmi naga ilali 😢
121
1 reply
@MariaAli-f4d
8 months ago
Ma dhagaysan qisada lkn comment ka arkaa in ay murugtahay😭😭😭😭😭😭
11
@NimcoHassan-i5s
1 year ago
Wlhi khalid ad bn uga naxay sidi inn walashi ahy ya allah khalid unaxariso 😭🤲
99
3 replies
@ikraam28
1 year ago
wcs scw wll sowda qaali alle dartii ayan kujeclahay janada alaha inagukulmiyo I a amiiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
17
@najaxabdihamid
1 year ago
Waxaa jiro dhibaatooyin badan oo gabdho somaliyeey sidaas oo kle ugu dhacay😢 marka taladaan bixi lahaa intaad aduunka joogtid walalayaal qofna hadulbin,qofna qalbigiisa dhaawac ha ugaysan qafna haku xadgudbin adoo awood usheeganayo ama dhaqaale 😢😢😢😢
22
@maryanmohameddirie2043
1 year ago
Subxana allah, habaarku ma fiicna.
Allah u naxariisto Khaalid.
41
@CabdulQaadir1
1 year ago
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
32
@SacdiajaamacDahabo
1 year ago
Sawda bilaneey ❤❤mahadsanid waan jecelahay qisoyinka uu ka shekaynayo qofkii ay ku dhacday isago ka gudbay ama guulaystay ma jecli qisoyinka murugada iyo dhimashada ku dhamaada 😢😢
29
@MARIANSAYID-tis5
1 year ago
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋🫶🏻❤
228
14 replies
@FaatimaSaalax
1 year ago
اللهم اجعلني خيرآ ممايظنون واسترلى على ما لا يعلمون واغفرلي يوم لا ينفع مال ولا بنون إلى من اتأك بقلب سليم ❤
22
@najmanalka8873
1 year ago
Qisadan mid lamida igu dhacdey lkn alx wallky iyo abehy sidagan bey wax iweydiyen weyna hubsaden lkn ina aderty daqiiqad ina sinolado ilamey Rabin lkn mey dhicin alx 😊
88
Details
Related Videos
Comments
DULMIGII KUDHACAY NUURA MAXA KADHASAY!!@sawdamqaalib
Sawda Qaalib
Subscribe
344,933 views
#fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe
#qisoyinka
#sawdaqaalib
Show more