Horta waxaa la yaabey jimanka carabta bes maa arkan anagu jin ma aragno jinka dad wuu isku soo ekeysiiya lkn dad dhintey iney isku soo ekeysiiyan ma arag cali aabihii iney jin wateen iyo inuu la shaqeysan jirey ma naqaano alle hana dhaafiyo sharta jimanka aamiin