Wiilyohow soomaaliya sharci ma yaallo ee hooyadaa u noqo qalbiga ha ka jabin inta soomaaliya lagugu dhibaateeyee. Gabadhaasna faraha ka qaad oo mid meeshaad ku nooshay joogta oo wanaagsan Alaah ha kuu sahlo.
CabdiCasiisow dadka hadalka haku celinin markad wareysaneysid kheyr Allaha ku siiyee mar walba qofka lacagta ka sameynaayo waa adi marka waqti sii ha nafisaane ama ha wareysan😢