XIL ILHAN CUMAR OO HOOYGEEDA AY U DAATEEN HAY'ADAHA AMNIGA & WAAXDA CADAALADA. WAA MAXAY SABABTA?
Somali Coverage TV
Subscribe
14,682 views
No description available
Show more
20 Comments
@MawlidRashid-rn5xc
3 hours ago
Xasbunalaahu wanicmal wakiil
7
@Alidanab101
3 hours ago
Ilhaan cumar waa la daba jooga waxa lo raadinaya in denbi loo yeelo been abuur ah inta aan doorashadu dhicin lkn waxaba kama khaadayaan insha allaah
6
@nnnor123
3 hours ago
🥺🥺🥺🥺 Wallahi maanta qofki ii hiilliya weligey ma hilmaami doono. Waxan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo liidata.
Naxariista rabbi lagama quusto mana mooggani balse xaalkayga ayaa xun.
Waxan ahay nin dhalinyaro ah waxna bartay lakin kama faa'iidaysan karo xaalada aan ku jiro aawgeed mana haysto wax garab iyo hiil ah. Wallahi xitaa maheli karo hal maalin waxan ku noolaado.
Waxan ahay qof hadaf leh balse awoodi waayay. Qofki walaal ah ee wax uun i tarikara magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqqdisho.
igala xariir lambarkayga waxa uu ku qoranyahay sawirka buluugga ah ee proofileka ii saran ku dhufo. Ama waa
(
Labo. Shan. Labo. Lix. Hal. Eber. Labo. Shan. Lix. Lix. Todobo. Saddex
)
3
@aminaahmel
1 hour ago
Xasbiyaallaah waa nimal waakiil ilaahay sharkooda haka qabto Gabadha Aamiin
@atishh7332
3 hours ago
Laxawla walaa quwaata ilaah bilaah ☝️ xasbina allaah wanicma wakiil fiik tareem😮😮😮
3
1 reply
@abdiahmed1797
4 hours ago
Wlhi waayab Somali ayada is jaajuuseeso
4
@farhiaali3873
19 minutes ago
Subuxaanlaahi ilaahay ha badabaayo
1
@DjibrilMohamed-m4f
3 hours ago
Cher coussine ❤❤
2
@IbrahimAbdisalam-e9b
1 hour ago
Sahraaa
1
@AhmedYusuf11-s5q
2 hours ago
Wa Xagaag❤❤
@shamkehade5972
3 hours ago
It happen hours ago this morning in dc
2
@KhalifmaxamedIsmacil
3 hours ago
❤❤❤
1
@EngAbdirahman-e8i
1 hour ago
Waar naagta halaynaga qabtee daaya
2
@batulasmail8261
1 hour ago
Ilhaan
Karkaarka ayey wadaarin doonta
Taraam inshaa Allaahu
@hirsijama5705
2 hours ago
Donald Trump hadalkiisu been maha waa runtiis dawlad ma haysano musuq maasuq dil iyo dhac boob hantiyadeed waxaan ahayn ma hayno runta aynu islu sheegno somaliyey wax laynagu sheegayo waa sax waxaase loo baahanyahay in aynu dhalinyarow iska qabano siyaasiga danaysata ah ah Donald Trump sidaa uma hadleen hadii aynu leenahay dawladnimo shaqaynaysa.
1
@MohamedDahir-hj2oq
1 hour ago
It was wrong for the department of homeless security to raid Congress woman ilhan omar residents. Its was illegal and unfortunate. They are trying to frustrate her political ambition.
@MohamedDahir-hj2oq
1 hour ago
Why should they raid her house. It was better to call her at homeland security on her residential house. Trump is against Congress woman ilhan omar.
@HakiimHakiim-t8p
31 minutes ago
War soo talxiila qumayada afka dheer
@ahmedugas8495
3 hours ago
Very boring lady
2
@SamatarMohamed-y7c
1 hour ago
"ShaLom Shalom" GuuL Somaliland io Xulafadeeda 😊😊😊
Details
Related Videos
Comments
XIL ILHAN CUMAR OO HOOYGEEDA AY U DAATEEN HAY'ADAHA AMNIGA & WAAXDA CADAALADA. WAA MAXAY SABABTA?
Somali Coverage TV
Subscribe
14,682 views
No description available
Show more